Qorshaha caafimaadka: caymiska daryeel caafimaad guud

Posted on

Qorshaha caafimaadka: caymiska daryeel caafimaad guud „Nolosha qofku way adkaanaysa haddii aanu caafimaad qabin, somaliland waxaa ka jirta dhibaato weyn oo lagu qabo in la helo daryeel caafimaad oo tayo leh. Himilooyinka xisbiga waddani waa ka mid in aynu horumarino caafimaadka sidaas darteed waxaanu hirgelin doonaa caymis daryeel caafimaad ah kaaso daryeeli doona dhamaan bulshada […]

Qorshaha waxbarasho iyo shaqo-abbur: manhaj iyo shaqo-abuur ku xidhan baahida dhallinyarada

Posted on

Qorshaha waxbarasho iyo shaqo-abbur: manhaj iyo shaqo-abuur ku xidhan baahida dhallinyarada „Waxaynu isku xidhi doonaa waxbarashadda iyo dhaqaalaha annagoo ubalan-qaadeynaa ardeydda Somaliland waxbarasho kaabeysa xirfadooda mustaqbalka, sidoo kale waxaanu horumarin doonaa ganacsiyaddi hore ujirey si aanu shaqo-abuur cusub u samayno islamarkaana kor uqaadno wax-soo-saarkeena.“ – Abdirahman Mohamed Abdullahi Waxbarashada: Xukuumadda waddani waxay kordhin doontaa mushaharka […]

Mashruuca maamulka iyo diiwaangelinta dhulka

Posted on

Mashruuca maamulka iyo diiwaangelinta dhulka „Hantida ugu qiimaha badan ee waddan leeyahay waa hantida dhuleed ee ku eeg xuduudihiisa, xisbiga waddani isagoo ahmiyadan ka duulaya wuxuu samayn doonaa diiwaan guud oo loo kaashanayo teknoolojiyada iyo GPS, nidaamkaaso inoo sahlaya inaynu si hufan u maamulno dhulka (jagooyinka) islamarkaana kobcin doona dhaqaalaheena!“ – Abdirahman Mohamed Abdullahi Haddi […]

MASHRUUCA HORUMARINTA XOOLAHA NOOL

Posted on

MASHRUUCA HORUMARINTA XOOLAHA NOOL „Inagoo isku duuban waxaynu kor uqaadi doonaa dhoofka xoolaha nool 25% shanta sanno ee soo socda, wax soo saarka guudna GDP $45 million. Sido kale waxaynu ku dadaali doona inaynu hirgalino suuqyo cusub.“ – Abdirahman Mohamed Abdullahi Ujeedada xisbiga waddani ka leeyahay horumarinta dhaqaalaha somaliland waa inuu abuuro barnaamijka horumarinta xoolaha […]

MASHRUUCA HORUMARINTA BIYAHA

Posted on

MASHRUUCA HORUMARINTA BIYAHA „Ma sii eegan karno caruurteena udhimanaya abaaraha iyo biyo la,aanta, xoolaheena iyo deegaankeena sidaa ku baaba’aya. Markastoo abaaruhu dhacaan waxaynu ka hadalnaa gargaar iyo taakuulayn. Laakiin intaasi waxba kama bedelayaan abaaraha soo noqnoqda. Taageeraadiinu waxay inoo suurta galin doonta inaynu biyo inagu filan helno ilaa 1.45 bilyan oo litir.“ – Abdirahman Mohamed […]